DAAWO: MURUGO IYO NAXDIN MASIIBADII KA DHACDAY ISGOYSKA ZOOPE IYO GOOBJOOGE SHARAXAY.

DAAWO: MURUGO IYO NAXDIN MASIIBADII KA DHACDAY ISGOYSKA ZOOPE IYO GOOBJOOGE SHARAXAY.

115
0
SHARE

Weerarkii  ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooyska Zoobe ee bartamaha magaalada ayaa sababay dhimashada dad aad ubadan.

Mid kamid ah dadka goobjoogayaasha u ahaa weerarkaas naxdinta leh ayaa si faah faahsan uga hadlay qaraxan iyo qaabkii uu udhacay.

Liibaan Cumar sheekh  oo Sharaxay sida ay wax u dhaceen ayaa waxaa uu sheegay inuu indhihiisa ku arkay meydad badan oo dhulka yaala iyo dad uu yaqaano oo kamid ahaa

HOOS KA DAAWO SIDA AY WAX UDHACEEN

LEAVE A REPLY