DHAGEYSO: ISBITAALADA MUQDISHO OO AY BUUX DHAAFIYEEN MEYDADKA DADKII SHALAY KU DHINTAY...

DHAGEYSO: ISBITAALADA MUQDISHO OO AY BUUX DHAAFIYEEN MEYDADKA DADKII SHALAY KU DHINTAY QARIXII SOOBE IYO MEYDAD HOR LEH OO SAAKAY LASOO QUFAY.

137
0
SHARE

Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho sida ay kusoo waramayaan wariyeyaal xaalada sida ay tahay u kuur galaya.

Waxaa jira dad badan oo ilaa iyo hadda geeri iyo nolol aan gacanta lagu heyn.

 

Dadka Shacabka ayaa waxa ay sheegayaan in dadka ka maqan ay ugu war dambeysay Shalay ,islamarkaana qaarkood ay ku sugnaayeen Isgoyska Soobe.

Waxaa uu sheegay in dadkaasi ay wali la’yihiin dad ehelkooda.

 

Qaraxii shalay ayaa lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu saameynta badnaa ee ka dhaca Muqdisho.

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY