LATEST ARTICLES

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay Qaraxii shalay oo 14-kii October aheyd, kaasi oo ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, laguna tilmaamay Musiibo Qaran.   Xaaf ayaa marka hore sheegay inuu aad uga murageysan yahay, ugana...
Warar hoose oo uu helay webka waagaculus ayaa ku waramaya in ninka isku qarxiyay magaalada muqdisho  isgoyska Soobe ayaa heshay in lagu magacaai jiray Sidoow Ciise Ali kaasi oo ka soo jeeda beesha Niisaan ee Digil, waxaana ay isku...
Weerarkii  ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooyska Zoobe ee bartamaha magaalada ayaa sababay dhimashada dad aad ubadan. Mid kamid ah dadka goobjoogayaasha u ahaa weerarkaas naxdinta leh ayaa si faah faahsan uga hadlay qaraxan iyo qaabkii uu udhacay. Liibaan Cumar sheekh ...
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada muqdisho kuwaas o qaarkood laga helayo goobtii uu qaraxa ka dhacay. Dadka dhaawacmay iyo kuwa geeriyooday ayaa waxa ay isugu jiraan...
Ugu yaraan afartan ruux oo u badnaa meydadka dad geeriyooday ayaa laga soo saaray dhismaha burburay ee hotelka Safari oo ku yaalay isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho.   Afar ka mid ah dadka laga soo saaray burburka ayaa nool, waxaana ka...
Raisul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali khayre ayaa baajiyey safar uu maalinta beri ah ugu ambabixi lahaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.   Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in sababo la xiriira musiibadii Qaran ee dalka ka...
Dowlada wadanka Qadar ayaa shaacisay in qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ku dhaawacmay arimo fuliyaheedii u qaabilsanaa Somalia.   Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibeda Qatar Axmed Saciid Al-Rumeyxi ayaa goor dhow shaaciyey in arrimo fuliyahooda Somalia uu dhaawac fudud ka...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. “Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxii ka dhacay is-goyska Zobe, intii ku dhaawacantay Ilaahay hasiiyo caafimaad degdeg ah..” ayuu yiri Ra’iisal wasaare...
Waxaa joogsaday howlihii shaqo ee Idaacadda iyo Tv-ga Goobjoog ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu saameyn ku yeeshay qaraxii xooganaa ee shalay gelinkii dambe ka dhacay Isgoyska Zoobe.   Maamulka Idaacada ayaa sheegay in qalabka Idaacadda iyo Telefishinka qaarkood uu...
Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Ethiopia ay ka qeybqaadaneyso hubeynta wadaadka sheegay inuu kasoo goostay Alshabaab Mukhtaar Roobow iyo xooaga daacada u ah.   Dowlada Ethiopia oo kaalin weyn ka qaadatay isa soo dhiibida Mukhtaar Roobow, ayaa iminka xooga...