LATEST ARTICLES

DHAGEYSO: MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO SHEEGAY QARIXII SOOBE IN AY DOWLADA SOOMAALIYA...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay Qaraxii shalay oo 14-kii October aheyd, kaasi oo ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada...

SIR LAHELAY: MAGACA NINKII KA DAMBEEYAY QARAXII SHALAY IYO QABIILKIISA.

Warar hoose oo uu helay webka waagaculus ayaa ku waramaya in ninka isku qarxiyay magaalada muqdisho  isgoyska Soobe ayaa heshay in lagu magacaai jiray...

DAAWO: MURUGO IYO NAXDIN MASIIBADII KA DHACDAY ISGOYSKA ZOOPE IYO GOOBJOOGE...

Weerarkii  ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooyska Zoobe ee bartamaha magaalada ayaa sababay dhimashada dad aad ubadan. Mid kamid ah dadka goobjoogayaasha u ahaa weerarkaas...

DHAGEYSO: WASIIR YUUSUF GARAAD OO KU DHAAWACMAY QARAXII SHALAY IYO SHIR...

Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada muqdisho kuwaas o qaarkood laga...

Deg deg: Meydad iyo dad nool ooh or leh oo hada...

Ugu yaraan afartan ruux oo u badnaa meydadka dad geeriyooday ayaa laga soo saaray dhismaha burburay ee hotelka Safari oo ku yaalay isgoyska Zoope...

REYSALWASAARE XASAN CALI KHEYRE OO BAAJIYAY SAFAR UU DALKA UGA DHOOFI...

Raisul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali khayre ayaa baajiyey safar uu maalinta beri ah ugu ambabixi lahaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.   Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda...

DEG DEG SIR CUSUB IYO DAAHIR CALOW: MID KA MID AH...

Dowlada wadanka Qadar ayaa shaacisay in qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ku dhaawacmay arimo fuliyaheedii u qaabilsanaa Somalia.   Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibeda Qatar...

XOG MUHIIM AH: REYSALWASAARE KHEYRE OO AMNIGA KU FASHILMAY AYAA DALBANAYA...

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. “Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxii ka...

DAAWO SAWIRADA: QARAXII SHALAY OO HAWADA KA SAARAY IDAACAD IYO TV...

Waxaa joogsaday howlihii shaqo ee Idaacadda iyo Tv-ga Goobjoog ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu saameyn ku yeeshay qaraxii xooganaa ee shalay gelinkii...

Xog Sir ah: Dowlada Ethopia oo hub siineysa sheikh Mukhtaar Roobow...

Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Ethiopia ay ka qeybqaadaneyso hubeynta wadaadka sheegay inuu kasoo goostay Alshabaab Mukhtaar Roobow iyo xooaga daacada u...