DHAGEYSO: ISBITAALADA MUQDISHO OO AY BUUX DHAAFIYEEN MEYDADKA DADKII SHALAY KU DHINTAY QARIXII SOOBE...

Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho sida ay kusoo waramayaan wariyeyaal xaalada sida ay tahay u...

MEYDADKA DADKII KU DHINTAY QARAXII ZOOBE OO LA KALA GARAN LA’YAHAY.

Barxadda Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa daadsan meydad aad u fara badan oo la kala garan la’yahay, kadib markii dadkaasi six un...

WADOOYINKA MUQDISHO OO LA XIRAY & CIIDAMO LAGU ARKAYO ISGOYS KASTA.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay xirtay inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, kadib qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo diidayaa iney ka...

XILDHIBAAN MAHAD MAXAMED SALAAD OO KU DHAAWACMAY QARAXII SHALAY KA DHACAY MUQDISHO.

Saraakiil ku dhow Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa u xaqiijiyay Wakaalada Warqaad.com in waxyeelo ay ka soo gaartay Qaraxii ka dhacay shalay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka...

DAAWO SAWIRADA: WAR DEG DEG AH: FARMAAJO OO BOOQDAY GOOBTII MASIIBADU KA DHACDAY &...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii mashaqadu ka dhacday ee isgoyska Zoopo iyo Isbtitaalada magaalada qaarkood isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii Soomaliyeed...

MASUULIYIIN, XILDHIBAANO & ODAYAAL DHIMASHO & DHAAWAC UU KA SOO GAARAY QARAXII ZOOPE (AKHRISO...

Waxaa weli isa soo taraya faahfaahinta ku saabsan qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho kaasoo galaaftay nolosha dad badan,...